Ciidanka Xoogga dalka ee ku sugan Galmudug oo qaaday talaabo lagu diirsaday (Sawirro)

Taliska  qeybta 21aad ee ciidanka xoogga dalka ee ka Howlgala degaanada Galmudug ayaa maanta ku baxay degaanka Hardis oo qiyaastii 25-Km Galbeed kaga beegan degmada Balambael, halkaasoo dhowaan dagaal uu ku dhexmaray laba Maleeshiyo beeleed. Gaashaanle Dhexe C/qaadir Maxamed Cartan Taliyaha Howlgalada Taliska Qeybta 21aad ee Ciidanka Xoogga Dalka ayaa sheegay in ciidamadu halkaasi ay … Continue reading Ciidanka Xoogga dalka ee ku sugan Galmudug oo qaaday talaabo lagu diirsaday (Sawirro)